Ciidamo katirsan Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa la sheegay inay xireen Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed oo ah Milkiilaha SYL Somali TV.
Wararka la helay ayaa sheegaya in xariga Wariyaha uu amray Agaasimaha cusub ee Hay’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe
Lama Oga illaa hadda Ujeedada loo xiray Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed mana war ka soo baxay Dawlada oo looga hadlay xariga wariyahaasi.