Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Kenya isagoo sidoo kalana booqasho ku tagi doona qaar ka mid ah dalalka gobolka.
Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalka Kenya Uhuro Kenyata la yeelan doona wadahadallo ku saleysan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, iyadoo ay ka wada xaajoonayaan xal u helidda caqabadaha isbeddelka cimilada, abaaraha, amniga iyo dhaqaalaha.
Maxamad Xuseen, Hortabin Media