Saraakiisha hay’addaha ammaanka iyo madaxda Hormuud oo wadahadal yeeshay
Masuuliyiinta ka tirsan Hay’adaha ammaanka iyo hormuud waxa ay kawada hadleen sidii loo xoojinlahaa kawada shaqaynta danta guud si waafaqsan Shuruucda Dalka.
Kulanka waxaa xal looga gaaray caqabado taagnaa kuwaas oo loo xaliyay si ay ku jirto masxalada Guud ee dalka, waxaana kulanku ku dhamaaday jawi wanaagsan.
Dowladda Soomaaliya waxa ay u taagantahay ilaalinta Amniga iyo badqabka Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo hantidooda iyada oo markasta dhawraysa sharciga