Sabti 22/10/2022, Xafladan oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay ayaa ku tilmaamay mid ka mid ah guulaha ay gaareen shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Garacad ee dowlad goboleedka Puntland.
Dhismaha deegaankan ayaa soo socday muddo sanado ah, waxaana ugu dambeyn lagu guuleystay hirgelinta dekedda, waxaana ka qeyb galay mas’uuliyiin heer federaal iyo heer gobol ah oo ka qeyb galay furitaanka dekadda deegaanka Garacad ee dowlad goboleedka Puntland.
Omar Abdirashid