Madaxweynaha DH Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu jogaaminayo ayaa gaaray magaalada Jig-jiga ee dowlad geegaanka Soomaalida.
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxamed Cagjar, wasiiro,xildhibaano,saraakiil ciidan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa garoonka diyaaradaha ee Jig-jiga wafdiga Laftagareen.
Socdaalka Laftagareen ee Jig-jiga ayaa la sheegay in uu la xiriiro sidii iskaashi ku qotoma xaqiijinta amniga labada xuduudood iyo la dagaalanka Al-Shabaab.
Maxamed Xuseen, Muqdisho