Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo ay booqasho rasmi ah uga billaabatay.
Madaxweyne ayaa la kulmi doona dhiggiisa madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ay wadahadalo ka yeelan doonaan dhinacyo badan oo ay mid yihiin xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal.
Madaxweynaha ayaa dhanka kale lagu wadaa in uu booqasho ku maro dalalka ee gobolka.
Maxamad Xussen, Hortabin Media