Arsenal ayaa caawa 3-1 uga badisay Naadiga Chelsea Ciyaar ka tirsan horyaalka Ingiriiska oo ka dhacday garoonka Emirates.
Seddexda Goal ee ay Arsenal la timid ayaa dhashay qeybtii hore ee ciyaarta, halka Chelsea Goal-ka qura ee ay keensatay uu yimid qeybtii danbe ee kulanka.
Natiijada kulankan ayaa ka dhigan in Gunnesrs ay ku soo laabatay hoggaanka horyaalka, walow Kooxda Man City oo Arsenal horyaalka kula tartameysa ay baaqi u tahay 2 kulan.