Friday, September 12

Xisbiga madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa ku guuleystey xilka gudoomiyaha caasimadda Nairobi, sida ay maanta shaaciyeen guddiga doorashada.

Johnson Sakaja, oo horay u ahaan jiray senetar laga soo doorto magaalada Nairobi. Guushan ayaa ah mid ahmiyad weyn u leh xisbiga madaxweyne ku xigeenka dhanka loolanka siyaasadda ee dalkaasi.

Axmed Dhaqane, Nairobi

Exit mobile version