Thursday, September 11

Rome – Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi ayaa maanta istiqaaladiisa u gudbiyay madaxweyne Sergio Mattarella ka dib markii uu ku guuldareystay in uu mideeyo dowladdiisa wadaagga aheyd.

Bayaan ay madaxtooyadda dalkaasi soo saartay ayaa lagu sheegay in madaxweyne Mattarella uu “ogaaday” iscasilaada ta’iisul wasaaraha isagoo ka codsaday xukuumadda Draghi in ay xilka sii hayso inta xukuumad cusub uu dalka ka yeelanayo.

Is-casilaadda Mario Draghi ayaa waxay dhabaha u xaaraysaa doorashooyin adag oo aan la hubin, kuwaas oo dhici kara Sebtembar ama Oktoobar.

Exit mobile version