Thursday, September 11

Weeraryahanka PSG Kylian Mbappé ayaa dhaliyay labo gool oo cajiib ah kulankii ay 2-1 kaga badiyeen kooxda Juventus. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed heer sare ah kulankii ay la dheleen Juventus.

23 jirkaan ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da’da yaraa ee 35 gool ka dhaliya tartanka ugu sarreeya kooxaha Yurub, isagoo rikoorka ka qaaday Lionel Messi.

Waa markii ugu horeysay ee ay PSG ka adkaato kooxda Juventus sideed kulan oo hore.

Exit mobile version