Thursday, September 11

Kooxo hubeysan oo burcad koonfur Afrikaan ah ayaa toogtay xili uu watay gaari sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.

Muwaadinka la dilay ayaa qorsheeynayay in dalka dib uu ugu soo laabto sida ay sheegeen ehelada  Marxuumka la dilay.

Booliska Koonfur Afrika ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay  si ay baaritaan uga sameeyaan balse ma jirto cid loo soo xiray dilka Muwaadinkaas oo qeyb ka ah dilal boqolaal soomaali ah maalmihii la soo dhaafay loogu geystay dalka Koonfur Afrika.

Si kastaba tirada Dadka soomaalida ah ee lagu dilayo dalka Koonfur Afrika ayaa aad u korortay illaa hadda ma jirto Cid Maxkamad loo soo taagay.

Exit mobile version