Sunday, September 14

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Gobolka Sool, waxaa maanta duqeyn culus uu milatariga Somaliland la beegsaday magaaladaasi.

Duqeynta ayaa timid kadib markii aaga Goojacade uu ka dhacay dagaal kooban, oo u dhaxeeyey Somaliland iyo xoogaga SSC.

Duqeynta ayaa bur bur u geysatay guryo iyo xarumo ganacsi oo ku yaallay magaalada.

Xaaladda magaalada ayaa maanta kacsan, waxaana dagaalkan uu noqday mid muddo dheer jiitamaya, kaas oo la waayey cid xal u hesha.

Exit mobile version