Sunday, February 15

Gudaha dalka waxaa xiligan ka jirta abaar baahsan, taas oo waxyeelo u geysatay dad iyo duunyaba, waxana abaartu ay si isku mid ah u saameysay inta badan gobollada dalka.

Dowladda Soomaaliya aya sheegtay in abaarta ba’an ee xilligan ka jirta dalka Soomaaliya ay saameyn ku yeelatay noolasha malaayiin xqof oo xool.a dhaqato ah.

Rai’sul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare oo khudbad jeedinayay ayaa sheegy in dad tiradoodu ay gaareyso 7 milyan oo qof ay saameyn ku yeelatay abaarta.

Waxaa uu sidoo klae ra’usul wasaaraha uu sheegay in abaarta ay galaafatay noolasha xoolo badan.

“Maanta waxaanu ku jirnaa xilli adag oo ay abaaro daran ay dalka ka jiraan ku dhawaad 7 milyan oo Soomaali ah ayay si adag u saameeyeen abaarahaasi” ayuu yiri rai’sul wasaare Xamse.

Exit mobile version