Saturday, September 13

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta gacanta kusoo dhigay Horjooge Saciid Cali Gacamey oo dhibaato ku hayay shacabka degmooyinka Ceeldheer iyo Galcad.

Saciid Gacamayey ayaa muddooyinkii dambe si dhuumaaleysi ah ugu jiray dhulka howdka ah, waxaana ciidanku kasoo qabteen agagaarkad deegaanka Geerile oo hoostaga magaalada Ceeldheer.

Waxaa uu kamid ah odayaal sitoos ah ula shaqeeynayey argagaxisada, macluumaadkiisa oo ciidanku muddo dheer ku dabo jireen ayeyna u suurto gashay in ugu dambeyn gacanta ku soo dhigaan.

Exit mobile version