Saturday, September 13

Tiro hoobiyayaal ah ayaa ku soo dhacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Xaaladda Suuqa ayaa iminka kacsan, waxaana la xiray dhamaan goobihii ganacsiga.

Dadka ayaa dareemaya cabsi aad u xoogan, waxaana bur buray xarumo badan oo ganacsi.

Lama ogga halka ay madaafiicdan ka yimaadeen, waxaase falalka noocan oo kala ah looga bartay Al Shabaab.

Exit mobile version