Monday, February 2

Wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa bayaan ay soo sareen kusheegay in ay joojiyay wada shaqayntii ay la lahaayeen Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Wasiiradda maaliyadda dowlad goboleedyada oo yeeshay kulan fogaan-arag ah ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Maaliyadda XFS in ay ka baxday heshiisyadii hore isla markaana ay si bareer ah u jebisay heshiisyadii 2019 illaa 2020.

Wasiiradda ayaa ugu baaqay in Wasaaraddu Maaliyadda ay kusoo laabato xayndaabka sharci iyo fulinta heshiisyadii hore.

Bayaanka ayaa sida tan u qornaa:

Maxamed Xuseen, Muqdisho

Exit mobile version