Sunday, September 14

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in wada hadal uu la galayo Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee isaga ka fikrad duwan si xal loogu helo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Puntland

Madaxweyne Deni ayaa ka dalbaday isimada Dhaqanka Puntland in ay u kala garqaadaan isaga iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ah

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu Cafiyay Ciidaanka iyo saraakiisha Mucaaradka ee ka qayb galay dagaalkii ka dhacay Garowe.

Hadalka  Madaxweyne Deni ayaa ku soo aaddaya Xili Dadka dhaliilasan Maamulka Madaxweyne Deni ay sheegeen in Wada hadalka Madaxweyne Deni uu ku baaqay uu ku yimid Cadaadis uu kala kulmay Beesha Caalamka

Exit mobile version