Difaaca midig ee kooxda Chelsea ahna kabtanka kooxda Azpilicueta ayaa ugu danbeen ka tagaya kooxdiisii Chelsea kadib muddo dheer uu kooxda ka ahaa ciyaar yahan muhiim – ilaa uu ka noqdo kabtanka kooxda.
Azpi ayaa doortay in uu u ciyaaro xilli ciyaareedka soo aaddan kooxda ka dhisan wadankiisa ee Atletico Madrid. Inter ayaa aad u doon doonaysay kabtankii hore ee Chelsea lakin ciyaar yahan ka ayaa go’aan sadday in uu dib ugu laabto Spain sababo xaga qoyska ah.