Monday, September 15

(Hortabin Media) – Cunno qabateynta dhanka hubka ee saaran Soomaaliya, ayaa kordhineysa caqabadaha hareeyey dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.

Waxaa yar fursadaha ay ciidamada dowladda ku heli karaan hub casri ah, waana tallaabo sii daba dheereyneysa dagaalka looga soo horjeedo Al Shabaab.

Cunno qabateynta hubka oo Soomaaliya laga qaado, ayaa fursad weyn u noqon karta dowladda Soomaaliya, waxaana ciidamadu ay heli karaan markaas hub casri ah, oo ay kaga lib keeni karaan dagaalka Al Shabaab.

Madaxda dalka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa marar kala duwan golaha amaanka ka codsaday in Soomaaliya laga qaado cuno qabteynta hubka ee saaran, maaddaama dalkiisa uu wajahayo dagaal lagu baacsanayo Al Shabaab.

Exit mobile version