Saturday, September 13

Dadka nugul ee ku sugan deegaanka Mandheera Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa la gaarsiiyey kaalmo ka timid maamulka Bariga gobolka.

Gargaarkan ayaa isugu jiray cunno iyo raashin, waxaana qoysaskan barakacayaasha ay tiradoodu gaareysaa 500 oo qoys.

Dadkan oo ka barakacay abaarihii ku dhuftay geeska Afrika, ayaa sheegay in gargaarkan aanu ki filney, iyagoo dalbaday gurmad dheeri ah.

Gayiga Soomaalida iyo gobolka geeska, waxaa si daran u saameeyey abaartii bilihii ku dhufatay, taas oo aanay weli inta badan bulshadu ka kabsan.

Exit mobile version